Gabay ciidagale. Qawdhan Ducaale wuxu gabaygan u mari...
Gabay ciidagale. Qawdhan Ducaale wuxu gabaygan u mariyey Salaan Carrabey. Cabdillaahi Baashoow cataqay gabay caraadkiise Maxaad cuni ha joogtee adduun caashaqii dhigaye Sidan caddadka biluhu tirsaday waan cabsanayaye Qorrax casarka joogtaan ahoo ciiri dabadeede Tixda waxan cashuuraba haddaan caynka ka higaadsho Ciddi-Jiid Xasan Tarabi (Ciidagale) Abwaan Xasan Tarabi wuxu noolaa waqti ku aaddan (1890-1950). Cudbi koriye ceeriga Burraho cadayga Laasdhuure. Cabdi Gahaydh wuxuu yidhi; Tamashlaynta Sacad Muuse iyo taaha habar Yoonis Hadday laba libaax oo toggani tulud wadaagayso Tixahan aan wada dhammayn waxay ka mid ahaayeen gabayo dhawr ah oo ay is dhaafsadeen abwaanadii waaweynaa ee Cabdi Gahayr iyo Xasan Tarabbi oo Ciidagale ahaa iyo Cumar Australia oo Sacad Muuse u dhashay. Faarax Nuur oo gabayaa caan ah ahaa af-hayeenna u ahaa Arab ayaa heshiiskaa saluugay Abukar C. Xaluun baan digiriyey sidii, wadaad diin u haajiraye 6. Dadaaladaa mid ka mid ah ayaa waxaa lagu kala sixiixday heshiis. Salaan baa gabay halkaa ka qabsaday aanan wada hayn balse ay erayadiisa ka mid ahaayeen. Halkan ka akhri Birdhiile gabaygiisii Waxa isna marxaladdaas ka gabyey Cabdi Gahayr oo isna canaananaya Habar Yoonis oo uu habacsani ku durayo. Barre Faarax Nuur/ Ina Warfaa Suldaan Wiil dhallinyaro ah oo Ciidagale ah oo la odhan jirey Ina Warfaa Suldaan ayaa u gabyey Faarax Nuur. Wuxu yidhi Ina Warfaa Suldaan; Nabsi gudaya Geydhoow la arag goor la joogaba'e Guryahaaba lays daba degaa Gu' iyo Jiilaale Halkuu galo guddoonbaa u dhacay gaama-ruugyada'e Gunta kibirtay waagii horaa laga gol roonaaye Xuseen halkii wax looga dugayey ayuu Suldaankii Suldaammada ee Ciidagale ayuu ku yidhi "Suldaanow inantaada was" oo waakii gabay ku lahaa Waayan Suldaankii ku idhi hal an la eegayne Gabaygan inta yari naga soo gaadhay waxa uu Abwaanku ka tirshey jail-ka Berbera oo uu ku xidhnaa isagoo fidmowalannimo malaha lagu soo eedeeyey. Halka dooyna laga naadiyaan, duunka weriyaaye 3. Salaan Carrabey oo gabay ku seetaynaya Ducaale dheere ayaa waa kii lahaa. Nourin Mohammed Seddig |Surat AlnamlCiidagale, Suugaan kooban - Ina Cali Jaar, Xuseen Xasan, Caaqil Xasan Wadaad. Cududa HY - No Summary Abwaan Xasan Tarabi wuxu noolaa waqti ku aaddan (1890-1950). Qawdhan wuxu ka xanaaqay inuu Salaan ku soo halqabsado Nuur Dhegacun oo walaalkiis ah isagoo is bidaya inuu ka gabay badnaa oo uu Salaan seegay marinkii. Dabuubtaan la yeedhana Rabbaa, duusha weligeede 7. Keywords: Ciidagale Gabay, jabi cadowga ciidagale, lacagta ciidagale original, ciidagale day shay, cida lacagta ciidagale, jab cadawga ciidagale, ciidagale iyo ibrahim caydiid, ciidagale timeless, gabayo dhaqan, ciidagale solidarity Gabaygan wuxuu Yawle kaga jawaabayey gabay guubaabo iyo dhaleeco isugu jira oo uu Birdhiile (Ciidagale) u soo tirshey Habar Yoonis kuna saabsan wadaad Aw Cilmi la odhan jirey oo Sacad Muuse diley. Kol baan diririyaa sidi cirkoo, da’ kaliilaaye 5. Geelii Indha-badane iyo Gabayadii La isku weeraray Markii la dhacay!!!!Oday Cabdi Gahayr oo Ciidagale ahaa ayaa gabay u soo diray Habar Yoonis isagoo tilmamaya sida Habaryonis baalku uga qoyan yahay ee aanay u raadin godobta ka maqan. Wuxuu abwaanku gabaygan kaga jawaabayey gabay goddi ah oo uu garxajis u tirshey ninka la odhan jirey Cumar Ustelie oo ahaa Sacad Muuse. Carada iyo cerbaha shiisha iyo Dhamal calooshiisa. Dux markaan ka garan waayey, baan daayey waayahane 4. Enjoy the videos and music you love, upload original content, and share it all with friends, family, and the world on YouTube. After witnessing Reerihii curdeenada lahaa Ciidagale diidye Cuwaafluhuna waa caaradaa curubta Guuleede Camaskuna catooshi iyo gool kuma callaalaane Cadka Boqorka nimankii lahaa calalinmaayaane Bal cawaaqibkaa daya nabsiga looma caal heloe Cimraan kama hakado Nuux hadday cod isla dhaafaane Ma canaanto reer Daahirkii camalka waallaaye The largest online collection of Somali poetry 1. His coronation took place after the victorious battle of Lafaruug, in which Guled Abdi successfully led the Isaaq and was crowned by the Isaaq clan after defeating the Absame tribes. Gabayaa Ciidagale ah oo la odhan jiray Cabdi Hurre ayaa isna gabay dagaalkaa ka tiriyey. Tahniyad iyo boggaadin ayuu u diray Reer Cali, Ciidagale iyo Arabna wuxuu jabkii soo gaadhay u raaciyey dhalleeco iyo bagga. Arab ayuu waliba si gaar ah hadalka ugu goday isagoo gundhiciisu yahay maxay kasoo dooneen gumaca Reer Cali. Wuxu Xarbi inna lee yahay meertadan aan dhammaanayn waa ka daalnaye toloow annaga iyo Ciidagale maa midkaayo abuurintaakiisa la illaawo oo meesha laga waayo. Aug 26, 2025 ยท The largest online collection of Somali poetryDagaalkii Dhurwaale ee Reer Isaaq (Ogaadeen) iyo Ciidagale (Isaaq) ku hardameen hase yeeshee guushu ku raacday Reer Isaaq ayuu Qawdhan Ducaale gabaygan ka tiriyey. . Waa daabac aan go’in midkaan The largest online collection of Somali poetry Dagaaladii Ehligaa ahaa ee ka dhaxayn jiray Ciidagale iyo Arab ayaa waxay horseedeen inay waxgarad labadaa qabiil ka kala socda isku dhabar-jabiyaan siday maslaxo iyo nabadayn uga shaqayn lahaayeen. Baashow daliil gabay ma jiro, nin igu doorshaaye 2. The Isaaq Sultanate was established in the mid-18th century by Sultan Guled Abdi Eisa of the Eidagale clan. The Eidagalle are the traditional holders of the Isaaq Sultanate since the 18th century. Xasan - Dud Garqaniinyo Ganey Cali Madoow Khayre gabay Foojar Ciise Xirsi Cad Dhunkaal F. Cadaadley carfigaa Tuuyo iyo culayga Maygaagta Casaha Sheekh Gabyaagii Xarbi Dheere ayaan aad ula yaabaa sida uu gabay ugu cabbiray arrintan oo aad mooddo inuu ka daalay dagaalka iyo dhaca joogtada ah oo uu mala-awaashay nolol taas ka door roon. Cabdi xilliga dagaaladani dhacayaan dalka ma joogin oo wuxuu ku dhaqnaa Cadan, Yemen, haseyeeshee dhoofkaa iyo dhulkaa dheer ee uu ku maqnaa kama hor istaagin inuu gabyo. medac6, p4dr, ds7m, 2cq9y, 480gyz, 3tesp, ynnqv, aucnb, jjib, 5fmo,